Waraysi Qasriga Madaxtooyada Somaliland Lagula Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Waraystay Oo Xasaasi Ah

0
1930

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland ayaa qasriga madaxtooyada Somaliland waraysi lagula yeeshay waxa uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah,waxaana waraysigan madaxwaynaha la yeeshay wariyaha gaarka ah ee madaxwayne Siilaanyo kana hawl gala telefeeshinka Qaranka Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here