Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya oo ka biyo diiday natiijada codbixinta doorashada dalka Kenya

0
1557
Raila_Odinga_Election_Night

NAIROBI, (HargeisaPress) —Hogaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa diiday in aqbalo natiijada codbixinta doorashada dalka Kenya oo muujineysa in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu ku horeeyo.

“Natiijada aad aragtaan sax ma aha waa been abuur” Sidaa waxaa yidhi Raila Odigan oo shir jaraa’id qabtay. “Sida uu sharciga doorashada qabo, kormeerayaasha waa in ay saxiixaan foomamka gaar ahaan “Foom 34A) lana xaqiijiyaa  inta aanan laga soo dirin xaruumaha codbixinta. Sidaana lama sameynin” ayuu ku daray hogaamiyaha mucaaradka Kenya.

Wixii arrintaan ku soo kodho, kala soco shabakadda HargeisaPress ama kala soco NTV oo si toos ah u soo tabinayo doorashada dalka Kenya.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here