Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Bari Ciid Tahay

0
1024

Hargeysa , (HargeisaPress) — Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabidlaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in maalinka barri ah tahay maalinka Ciidal Fidriga,waxana wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ay dhaarisay saddex askari oo ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland oo deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ku arkay bilowga bisha Shawaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here