“Innaga, Qofku Intuu Wixii Ummadda Qaato Ayuu Odhanayaa Waan Soo Xajayaa..” Sheekh Aadan-Siiro

0
1204

Hargeysa , (HargeisaPress) — Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay bixinta Zekaatul-fidriga oo ku waajibtay Qof Kasta oo ka mid ah Muslimiinta.

Sheekhu wuxuu faahfaahin ka bixiyey Ujeeddooyinka loo waajibiyey isagoo soo xiganaya Axaadiista Rasuulkeenna Muxamed (CSW), inta uu Qofku bixinayo, Xilliga la bixinayo iyo waxa Qofku uu dhanka ILAAHAY kaga helayo.

HargeisaPress News Desk — Hargeisa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here