Caaqil Ismaaciil Yuusuf Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyay Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye

0
1787

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa ayaan daro ah in Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye  oo ah masuul qaran oo loo igmaday in uu ka shaqeeyo hawlaha amniga ee dalka uu garan waayo xilkii loo igmaday, shaqadiina ku qabsado muwaadinka leh Shirkadda Prime Somaliland iyo Suldan Limited LTD Mr. Maxamed Xasan Ismaciil (Xamaada).” Ayuu yidhi Caaqil Ismaaciil Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here