HARGAYSA, (HargeisaPress) –Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada horumarinta Somaliland islamarkaana lagu xusayay maalinta Cuntada Adduunka ee 16 October ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa.
https://youtu.be/dl-sW73-Og8
Munaasibadan oo ka qabsoontay huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha, Wasiirka Wasaarada Biyaha, Wasiirka wasaarada Deegaanka, Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta, Hay”addaha ay wada shaqaynta leeyihiin wasaarada Beeraha iyo marti sharaf kale, Waxaana madashan lagu soo bandhigay noocyada kala duwan ee cuntooyin.
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA