Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Muranka Ka Taagan Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland

0
904

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa goor dhawayd ka hadlay dagaalkii gacan ka hadal ahaa ee maanta ka dhacay golaha wakiilada Somaliland iyo waliba muranka ka taagan jagada gudoomiyaha wakiilada Somaliland.

sidoo kalena wasiirku waxa uu eedaymo usoo jeediyey xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here