Xisbiga WADDANI Oo Xilalkii Ka Xayuubiyey Laba Xubnood

0
965

Hargeysa, (HargeisaPress) — Warsaxaafadeed naga soo gaadhay xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI oo uu ku saxeexanyahay Xoghayaha Guud ee Xisbigaas Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa xilalkii lagaga qaaday laba xubnood oo ka tirsanaa xisiga, kuwaas oo ku gafay Xeerka Xisbiga, Xeer-hoosaadka Garabka Haweenka iyo Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta siyaasadda.

 

 

Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran wuxuu u dhignaa sidan 

 

11830849_777496319043338_1194110771_n

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here