Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyay Wakhti La Qabanayo Shirweynaha Golaha Dhexe

0
1708
Xisbiga KULMIYE

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la qabanayo shirweynaha 7-aad ee golaha dhexe ee xisbigaasi.

Warkan oo ka soo baxay Hoggaanka xisbiga KULMIYE ayaa farriin wargelin ah loogu diray guud ahaan xubnaha Golaha Dhexe ee cusub ee ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE ee dhawaan ka qabsoomay magaalada Hargeysa.

Wargelintan la xidhiidha qabashada shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo hawlaha u diyaargarowgiisa, waxa lagu faahfaahiyey qoraalkan hoos ku lifaaqan oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere).

Hoos ka akhriso nuxurka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here