Wiilkii Cilmi Boodhari Dabka Ugu Dhiibi Jiray Hodon Oo Imika Isagoo Waayeel Ah Ka Sheekeeyay Arladii Uu Kula Noolaa Cilmi & Hodon Iyo Wixii Qiso Dhacay.

0
1217

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wariye Aadan Cabdi Ciidle ayaa magaaladda Hargeysa waxa uu waraysi kula yeeshay Oday Maxamed oo ah waayeel isagu in badan usoo taagnaa taariikho badan oo dalka JSL ama geyigan soo maray, waxa uu nolal kusoo gaadhay aabihii jaceylka Cilmi Boodhari iyo Hodon-tii uu jeclaa, wakhtigaas oo Oday Maxamed sida uu sheegay uu ahaa wiil yar oo Kuray ah, waxaanu sheegay inuu Cilmi dabka ugu dhiibi jiray Hodon, halkaasi oo gurigeeda ugu geyn jiray, waxa kale oo uu ka waramay moofo aan ahayn tii xeebta Berbera ku taalay oo Cilmi ka shaqeyn jiray, balse mid labaad oo iyaduna ku taalay magaalada Hargeysa.

 

 

Halkan Ka Daawo Barnaamijkan Oo Dhamaystiran

 

https://youtu.be/1vjcJ2c2Tx0

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here