Weftiga Somaliland Ee Ku Sugan Taiwan Oo La Kulmay Shirkadda CPC Corporation

0
756

Taiwan (HP): Weftigii Somaliland ee safarka ugu maqnaa dalka Taiwan, ayaa la kulmey madaxda shirkadda CPC Corporation oo ah shirkada Shidaalka ee dalka Taiwan.

Kuwaas oo warbixin ka siiyey hawlaha shidaalka ee ay CPC ka waddo Somaliland.


Badhtamaha 2024-ka, CPC waxa ay qodaysaa ceel kii ugu horeeyey ee shidaal ee Somaliland laga qodo.

Waxaanay dekedda Berbera u isticmaali doontaa in ay khayraadkaasi u gudbiso suuqyada caalamka.

Shirkadda CPC ee dalka Taiwan waxay ka mid tahay shirkadaha dalka Taiwan ee Somaliland maal-gashiga ka bilaabay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here