Awdal: Wasaaradda Deegaanka Oo Baabiisay Dhul Daaqsimeed La Ootay

0
314

Baki (HP): Wasaaradda Deegaanka JSL ee gobolka Awdal ayaa maanta baabiisay dhul daaqsimeed sifo sharci darro ah loo ootay

Dhul daaqsimeedkaasi ayaa ku yaalay Deegaanka Gobley oo ka tirsan degmada Baki ee gobolka Awdal.

Waxaana hawl galkaasi hogaaminayay isku-duwaha wasaaradda Deegaanka ee gobolka Awdal, iyo masuuliyiin kale.

Geesta kale odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan deegaamadan dhulka la Ootay laga baabiiyay ayaa soo dhaweeyay tallaabadan ay qaaday wasaaradda deegaanku.

DAAWO: Wasaaradda Deegaanka oo baabiisay dhul daaqsimeed la Ootay:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here