STOCKHOLM,(HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Obsiiye ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Stockholm ee wadanka Sweden.
https://youtu.be/gqoidkcvMe0
Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Sweden Sakariye Xasan Wacays, Masuuliyiin ka Tirsan Laamaha Sweden ee Xisbiga KULMIYE iyo dadweyne tiro badan ayaa Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland ku soo dhaweeyay Madaarka caasimada Caasimada Stockholm.
HargeisaPress News Desk —Hargeysa