Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka ganacsiga Somaliland mudane Xuseen Aadan Dayr ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato reer Somaliland ah oo la filayo inay ka qayb galaan shir dhawaan ka furmaya dalka jarmalka, waxaana wasiirku uu sheegay ujeedada shirku daaran yahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP