Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaciyay Curashadda Bisha Ramadaan

0
910

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland sheekh Khaliil C/laahi Axmed, ayaa shaaciyay in caawa laga arkay meello ka mida goboladda dalka curashadda bisha barakaysan ee Ramadaan.

Wasiir Khaliil, oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta Somaliland waxa uu sheegay in bilashadda Ramadaan laga arkay degmadda Ceegaag ee gobolka Saraar.

Halkan Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Wasiir Khaliil:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here