Hargeysa,(HargeisaPress)– Munaasabadda Xilwareejinta Wasiirka cusub ee wasaaaradda Duulista iyo Hawada JSL mudane Fuad Ahmed nuuh ayaa maanta xilka la wareegay,kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda.
Munaasabadda xil-wareejinta waxaa ka qeybgalay wasiiro, Xildhibano Gudoomiyaha banka iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka DAAWO hadaladii laga jeediyay munaasibada.
SAWIRRO