Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed Oo Abaal Marinayay Badhasadda Gobolaada Soomaliland Ee Ay Ka Qabsoomeen Koobkii Bisha Barakaysan Ee Ramadaan,Ayaa Waxa Shahado Sharaf Lagu Maamusay Xildhibaan Mubaarg Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Burco Ee Gobolka Togdheer,
Wasiirka Ciiyaraha Soomaliland Boos Mire Mire Maxamed Ayaa ku Sifeeyay Xildhibaan Mubaarig Bidhi Takuulaynta Iyo Dhiirigalinta Dhalinyaradda Soomaliland Meelkasta Oo Ay Jogaan Siido Kale Waxa Uu Tilmaamay Wasiirku Inuu Ka Suntanyahay Xildhibanada Kale,
Xildhibaan Mibaarig Bidhi Ayaa Qayb Ka Ahaa Olale Wasarada Ciyaaruhu Ku Qabanayeen Goboladda Koobka Bisha Barakasysan Ramadaan, Oo Badiba Ka Fulay Badiba Goboladda Somaliland, Xildhibaan Mubaarig Bidhi Ayaa Wasiirka Wasarada Ciiyaraha
Uga Mahadnaqay Shahado Sharaftan U Gartay Wasiirku Kuna Maamustay Wasarada Ciiyaraha Waxana Uu Sheegay Inuu Markasta La Barbar Taagnaanayo Dhalinyarada Hiil Iyo Ho Isla Markaana Uu la Shaqaynayay Tan Iyo Intii Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.