Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Cadaaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Asluubta Somaliland General Maxamed Xadhuun ayaa maanta furay Dugsi cusub oo lagu Tababari doono Ciidanka Asluubta.
https://youtu.be/Ck90Vb0uBHQ