Wasiirka Caafimaadka JSL Oo Hor Tegay Fadhigii Maanta Ee Golaha Guurtidda

0
879

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi, ayaa shalay hor tegay fadhigii golaha Guurtidda JSL.

Fadhigii maanta oo uu shir-guddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowad ee golaha Guurtidda Somaliland Siciid Jaamac Cali, ayaa xildhibaanadu waxay wasiirka ku waydiiyeen su’aallo kala duwan.

Wasiir Xasan Gaafaadhi, oo ka hor inta aanay mudaneyaashu su’aalaha waydiinin golaha warbixin u jeediyay ayaa ka waramay waxyaabaha ay wasaararudu qaranka u qaabilsan tahay, iyo qorsheyaasheedda horumarineed, iyo meelaha u baahan in wax laga qabto.

 Geesta kale wasiirka caafimaadka Somaliland waxa uu ka warbixiyay addeegyadda caafimaad ee ay bixiyaan cusbitaaladda goboladda dalku.

DAAWO: Wasiirka Oo Arrimahaa ka Warbixinayay:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here