Hargeysa , (HargeisaPress) — Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanada Saaxdheer Dhuumay Dabataag iyo Dharkayn-geenyo oo ah deegaanadda Koonfurta gobolka Sool.
Home Latest News Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaano...