Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa ka warbixiyay ujeedada safar ay ku tageen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana uu wasiirku ka jawaabay hadal kaso yeeshay qunsulka u fadhiya turkiga dalka somaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/-IaUUKMYcBk
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP