Wasaaradda Waxbarashada Iyo Guddiga Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaca Ka Qaaday In Lasoo Gabagabeeyey Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee ka Socday Dalka Somaliland

0
883

Hargeysa (HargeisaPress) —Wasaaradda Waxbarashada iyo Guddiga Imtixaanaadka Qaranka Somaliland ayaa maanta si wada jira u shaaciyey in dalka laga soo gabagabeeyey imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dalka ka socda ee fasalada 8-Aad ee dugsiga dhexe iyo 4-aad ee dugsiga saree e Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here