LONDON, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqan Aadan Xaaji Cali ayaa waraysi lagula yeeshay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo uu hawlo shaqo u tagay,waxaana gudoomiyaha laga waraystay arrimo xasaasi ah .
https://youtu.be/BtC4mM3_hC4