Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa galay heegan maanta oo salaaso ahayd, iyadoo saraakiisha u sareeya ciidankaasina ay ka hadleen sababaha keenay in xiligan heegan la geliyo ciidamada ammaanka gudaha.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com