Burco,(HargeisaPress) —Waalidiinta dhalay dhalinyaradii saarnaa Doontii diyaaraddu ku duqaysay xeebaha Dalka Yamen oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Burco ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda Somaliland,waxaana ay fariin u direen masuuliyiinta dalka Yamen oo ay ugu baaqeen inay aasaan maydadka caruurtooda diyaaraddu duqaysay.
https://youtu.be/PyZhyU4FV3g