Waa Maxay Ujeeddada Safarka Madaxweyne Cirro ee Gobolka Saaxil?

0
926

Hargeysa– Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa toddobaadka soo socda u safraya magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo soo dhawayntiisa looga diyaargaroobayo, sida ay maanta sheegeen Masuuliyiinta degmada Berbera iyo gobolka Saaxil.

Ujeeddada Socdaalka Madaxweynaha waxa qayb ka ah inuu furo mashaariic laga hirgeliyay Berbera, halka uu kuwo kalena dhagax-dhigi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here