Ururka IRADA oo Haween ka kala Socda Gobolada Somaliland u qabtay Tababar Lagaga Hadlayo Joojinta Gudniinka Fircooniga

0
866

Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulankan oo socon doona mudo afar cisho ah ayaa lagaga hadli doona  joojinta waxyeelada gudniinka fircooniga uu gabdhaha u geysto, Tababarkan ayaa waxaa iska kashaday Ururka IRADA iyo hay’adda UNFPA.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here