Djibouti,(HargeisaPress) —Urur goboleedka IGAD ayaa maanta guddiga abaaraha Somaliland oo ku sugan dalka Djibouti ku wareejiyey deeq lacaga oo dhan 50,000$ (konton Kun oo Dollar) isla markaana loogu talo galay gurmadka iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu caydheeyeen.
https://youtu.be/GU5NFw7PnBY