Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Qaranka JSL Oo Ka Hadlay Xaaladaha Sool iyo Awdal

0
384

Boorama (HP): Taliyihii hore ee ciidanka Sirdoonka qaranka JSL ayaa ka hadlay xaaladaha ka taagan goboladda Sool iyo Awdal.

Waxaanu sheegay in arrintii dhawaan ka dhacday magaaladda Boorama, ee xarunta gobolka Awdal ay bar madow ku noqonayso nabadgeliyada uu gobolkaasi ku suntanaa.

Maxamed Nuur, ayaa muddo dheer soo ahaa taliyaha ciidanka sirdoonka qaranka Somaliland gaar ahaana xiligii xukuumadii madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.

Taliye hore Maxamed Nuur Cismaan, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Boorama, waxa uu sheegay in nabad geliyada ilaalinteedu ay wax walba ka muhiimsan tahay.

DAAWO: Taliyihii hore ee Sirdoonka JSL oo ka hadlay xaaladaha Sool iyo Awdal:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here