Somaliland Oo Shaacisay Qabashadda Xuska Maalinta Dhalinyaradda Adduunka

0
263

Hargeisa (HP): Wasaaradda Dhalinyaradda, iyo Ciyaaraha JSL ayaa shaacisay in dalka laga xusayo maalinta Dhalinyarradda Adduunka.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Dhalinyaradda, iyo ciyaaraha JSL C/rashiid Caydiid Yaasiin, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyay wakhtiga la qabanayo xuska maalinta dhallinyarada adduunka.

Waxaanu agaasimuhu dhallinyarada Somaliland ugu baaqay in ay nabad-geliyada ilaashadaan.

DAAWO: Shirka Jaraa’id Ee Agaasimaha Ciyaaraha:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here