Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddida ka hortaga xannuunka Covid-19 ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in qaadkii dib loo fasaxay, laga bilaabo maalinta berri ah laga bilaabo.
Waxaana sidan lagu sheegay war qoraala oo ay soo saartay guddidu oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Warbaahinta Hargeisapress, waxaanu u dhignaa sidan:-