Somaliland iyo Taiwan oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Tiknoolajiyada Casriga Ah

0
1407
Somaliland iyo Taiwan
Somaliland iyo Taiwan

Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo Sanduuqa Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Taiwan (Taiwan ICDF) ayaa saaka ku kala saxeexday magaalada Hargaysa heshiis lagu horumarinayo barnaamijka E-Government oo ay wasaaraddu hirgalintiisa waddo.

Barnaamijka E-Government oo ka mid ah qorshayaasha fog ee wasaaradda ee 2019-2023 ayaa ujeedadiisu tahay sidii adeegyada dawladdu bixiso loogusoo dhawayn lahaa bulshadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here