Hargeysa (HargeisaPress)– Guddoomiye Ku-xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland Xamse Cabdiraxmaan Khayre, ayaa Maanta Xubno kala duwan u soo xidhay Tabobbar la xidhiidha Nidaamka soo gudbinta Warbixinnada Xisaabaha dawladda ee ka furan Bankiyadda gaarka loo leeyahay (isa portal).
Home Latest News Somaliland: Guddoomiye Ku-xigeenka Baanka Dhexe oo Tobobbar Muhiim u Soo Xidhay Xubno...