Hargeysa,(HargeisaPress) — Gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa maalinta Berri ah looga dabaal degi doonaa Munaasibada Ciidul Fidriga.
Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo warbaahinta caawa la hadlayay ayaa sheegay in munaasibada ciidul Fidriga Maalinta berri ah looga dabaal degi doono dalka oo dhan.
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa