Shirkadda Diyaaradaha Jabuuti Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Magaalada Hargeysa Iyo Masuuliyiin Ka Qayb Galay Xaflada Furitaanka Xafiiska

0
1023

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada diyaaradaha dalka jabuuti ayaa habeenkii xalay ahaa xafiis cusub ka furatay magaalada hargeysa,waxaana xaflad loo qabtay furitaanka xafiiskaasi ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here