Shirkada Sompawer oo Caqabad Ku Noqotay Nolosha Qoysaskii Loo Raray Galbeedka Magaalada Hargeysa

0
762

Hargeysa (Hargeisa Press) – Qaar ka mida qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka islamarkaana loo raray galbeedka magaalada Hargeysa ayaa ka hadley xaalada nololeed ee wakhti xaadirkan ay ku sugan yihiin.

Sidoo kale, dadwaynaha ayaa cabasho xoogan ka muujiyay koronto la,aan haysata kadib markii xukuumadu joojisay shirkada gaafane oo laydhka u galisay.

Dadwaynaha ayaa koronto la,aanta haysa ku eedeeyay shirkada Sompower oo ay sheegeen in iyada loo xayiray shirkadii adeegan siisay.

Dhinaca kale, Dadwaynaha ayaa fariin culus u diray Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne Muuse Biixi.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here