Hargeisa (Hargeisa Press)- Maareeyaha guud ee shirkada Hema Books Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa uu shacabka Somaliland ugu bushaareysay adeegyo cusub oo ay u kordhiyeen shacabka Somaliland.
Maareeyaha shirkada Hema Books Xasan Cali Maxamed ayaa si qoto dheer uga warbixiyay adeegyadaasi ay bulshada u soo kordhiyeen iyo adeegyo kaleba.