Shirkadda SOMTEL Oo Maanta Puntland Ku Daahfurtay Adeega E-DAHAB + SAWIRRO

0
920

GAROOWE, (HargeisaPress) — Shirkadda Somtel iyo eDahab Puntland oo caawa si rasmi ah loogu daah-furay Garoowe munaasibad uu ka soo qayb-galay Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland, Wasiirro, Xildhibaano, Safiirka Itoobiya ee Puntland, Madax-dhaqameed, Ururrada aan dowliga ahayn iyo marti-sharaf kale oo tiro badan. Mashaariicdani oo Puntland ku soo kordhiyay fursado shaqo in ka badan 600 oo shaqaale ah ayaa si toos ah loo qaatay oo 100 ka mid ah dumar yihiin iyo intaa inleeg oo uga faa’iidaysan doonta mashaariicdaasi si aan toos ahayn.

dah

Munasibad Si Heersare Ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaasina Ay Ka Soo Qaybgaleen Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Eng. Abdihakiin Abdillahi H. Omar (Camay), Maareeyaha Guud ee Dahabshiil – Abdirahman Ali Abdi , Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh Wasiiro, Xildhibaano, Ganacsato dadweynaha Puntland. ayaa lagu Daahfurey Adeega E-dahab Ee Shirkada Somtel.

Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Abdirahman Ali Abdi
Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Abdirahman Ali Abdi
Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh
Agaasimaha E-Dahab Fuad Ahmed Nuh

dahab p

Shirkada Isgaarsiinta SOMTEL Puntland xarumaheeda ayaa waxay sanadkan bilowday diwaangelinta Adeega E-Dahab Service oo ah adeeg Simcard-ka SOMTEL aad ku kaydsan karto lacagtaada dollarka ama aad wax ku iibsan karto.

Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Eng. Abdihakiin Abdillahi H. Omar
Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Eng. Abdihakiin Abdillahi H. Omar

 

 

 

 

 

 

 

 

La Soco Warka oo Fahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here