Qaar ka mid ah Cuqaasha Iyo Wax-garadka Gobolka Gabiley Oo Taageerey In La Hakiyo Diwangelinta Inta Ay Abaaruhu Dalka Ka Jiraan

0
863
Gobolka Gabiley

Gabiley , (HargeisaPress) — Go,aankii dhawaan ka Soo baxay Xukuumada iyo axsaabta qaranka Somaliland ee ay ku joojinayeen qaadashada kaadhka codaynta uu muwaadinka xaqa uleeyahay inuu qaato oo ka soo hirgashey gobalada boorama iyo gabiley ayaa dhawaaan xukaamada iyo axsaabta kale ee qaranku sida baarlamaaka iyo golaha guurtida ku dhawaqeen in la joojiyo isdiiwangalinta oo aanay wakhtigan lagu jiro suurtagal ahayn in lasiii wado qaadashada kaadhka codaynta madaama uu dalku ku iro xaalado abaaro ah ooo baahsan oo ay dadkii qaadan lahaa kaadhka ay tacalayaan dhibta abaarta oo reer guura yihiin loona baahan yahay in dadkaa loo gurmado.

 

Hadaba qaar ka mid ah cuqaasha gobalkani gabiley ayaaa tageeray go,aanka kasooo baxay xukumaanada axsaabta iyo golayaasha qaranka joojinta isdiiwan galinta ee qaadashada kaadhka codaynta isagoo gobalkani gabiley ka dhacday isdiiwan galinta aanay dad badani is diiiwan galin ooo aanay qaadan kaadhka codaynta  xaalado abaaro oo baahsan darted ooo ay mihiim tahay in layara hakiyo inta abaaraha laga gudbayo ooo xukuumadana usoo gurmato dadkooda ayaa abaaruhu haleelen oo la ildaran dhibaatooyin ay soo gaadhsiiisay abaartu oo ay ka qayb qaatan dhinacdooo wixii mucaawimo ah iyo gar gaar bilaadanimo.

 

Hadaba cuuqasha ayaa xukuumada udirtey baaq qaylo dhaan ah oo ay dadkooda ay codka ka donayaan usooo gurmadaan oo kala qayb qaatan abaaraha baahsani oo maanta oo kale tahay inaanay dadkooda cod waydiine ay la garab istaagan waxtar leh hoo iyo hiil.

 

Hadaba qaar ka mid ah dadwaynaha reer gabiley ayaa iyaguna is waydiinaya madaama ooo dalku xaalad qudha ku wada jirey oo abaaraha oo gobaladu isku mid ahayeen dhinaca abaaraha waxa ay xukuumadu ujooisay isdiiiwan galin qaadashada kaadhka codaynta oo ka qabsoontey gobalada boorama iyo gabiley.

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here