Oodweyne (HP): Wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland ayaa maanta gobolka Daad-madheedh ka bilawday olole Geella lagu tallaalayo.
Barnaamijkani daawaynta Geella ayaa saaka si rasmiya uga bilaabmay afarta degmo ee ugu waaweyn gobolka Daad-madheedh.
Waxaana barnaamijkaasi lagu talaali doonaa kumanaan Geell ah, kaasoo ay fulinayaan dhakhaatiir ka socda wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland.
DAAWO: Dhakhaatiirta Oo Ka Warbixinaya U Jeedadda Talaalkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.