Hargeysa, (HargeisaPress) —Mr James oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka dalka Yurub isla markaana safar ku jooga dalka Somaliland ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka hor jeediyay golaha wakiilada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/aJsAv4D-5bs
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP