Muqdisho (Hargeisa Press) — Cabdinaasir Cabdille ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya islamarkaana ah musharax u taagan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka garaabay xasuuqii loo gaystay Somaliland.
Siyaasigan ayaa waxaa kale oo uu ugu baaqay Soomaaliya in Somaliland la siiyo magdhow, maadaama loo gaystay dhibaato.