Mid Ka Mid Ah Musharaxiinta Somalia oo Ka Garaabay Xasuuqii Loo Gaystay Somaliland, Kuna Dhawaaqay Magdhow

0
1418

Muqdisho (Hargeisa Press) — Cabdinaasir Cabdille ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya islamarkaana ah  musharax u taagan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka garaabay xasuuqii loo gaystay Somaliland.

Siyaasigan ayaa waxaa kale oo uu ugu baaqay Soomaaliya in Somaliland la siiyo magdhow, maadaama loo gaystay dhibaato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here