HARGEISA , (HargeisaPress) —Masuuliyiinta wasaaradaha deegaanka iyo Warshadaha Somaliland ayaa qodobo kasoo saaray warshadaha hargaha iyo saamaha eek u yaala degmada laasgeel ama dacar-budhuq.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com