Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Oo Hambalyo U diray Meherka Maxamed Cilmi iyo Nimco Mubaarik + SAWIRRO

0
1372

Wasiirka Madaxtooyada JSL. Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Md. Cali Axmed Cali, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku xigeenka Madaxtooyada, Mudane, Axmed Xaashi Cabdi,  Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Barri ee JSL, Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdulle, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra X Geydh), , Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md, Xuseen Aadan Cige (Deyr), Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Md, Saacid Cabdi Ciise, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale), Agaasimaha Arrimaha Bulshada Madaxtooyada JSL Md, Abshir Xasan Xaashi, Agaasimaha Xafiiska Kaydka, Md. Axmed Jaamac Ismaaciil, Xoghaynta Marwada Qaranka Marwo Sabaax Cali Diiriye, Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada, Md. Naasir Yuusuf Daahir, Xoghayaha labaad ee Xafiiska Madaxweynaha Md. Mawliid Xaashi Maxamuud, Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdirisaaq Xaaji Ciise, Agaasimaha Xafiiska Technology-yada, Cabdiraxmaan Faarax Xasan, Md. Maxamed Ismaaciil Ogsiiye, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Maxamed-amiin Cabdi Xasan, Axmed Yuusuf Yaasiin, Hodan Axmed Jaamac, Xamda Cumar Cabdi, Axmed Jaamac, Najax Maxamed Siciid, Mahad Cabdoo Cumar, Xuseen Cabdalle, Cabdilaahi Cali Suudi, Ibraahim Cabdiraxmaan Qaasim,Cabdikariin Xuseen Warsame (Maloosh) Saddam Maxamed Axmed, Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Axmed, Xasan Ibraahim Axmed, Abokor Axmed Cigaal, Cabdishakuur Maxmauud Gahayr iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee qasriga madaxtooyada JSL. waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Boqorka Maxamed Cilmi Xasan iyo Boqorada Nimco Mubaarik Maxamed Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, Maanta oo ay taariikhdu tahay 12/12/2016.

Ugu danbayna Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR, AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here