Masuuliyiin Ka Kala Socday Dawlada Somaliland Iyo Maamulka Puntland Oo Inyar Ku Sigtay Inay Dagaalamaan Iyo Hadalo Kul-kul Oo Ay Is Waydaarsadeen

0
740
News

Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiin ka kala socday dawlada Somaliland iyo maamulka Puntland oo ku kulmay deegaanka jiida hore ee Somaliland ee Gambadha isla markaana la kala wareegayay maxaabiis iyo gadiid la kala afduubtay ayaa inyar ku sigtay in dagaal ka dhex dhaco,waxaanay masuuliyiintni labada dhinacba is waydaarsadeen hadalo kul-kul.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here