Hargaysa (Hargeisa Press.com): Masuuliyiin sare oo ka tirsanaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in ay xisbigaasi iska casileen.
Masuuliyiintaasi waxaa ka mida xoghayihii hidaha iyo dhaqanka ee xisbigaasi Cabdi Guuleed Jaamac, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargaysa.
Waxaanu sheegay Cabdi Guuleed Jaamac, in uu si rasmiya ugu biiray xisbiga kale ee mucaaradka ah ee UCID.
Halkan Ka Daawo Cabdi Guuleed Jaamac Oo Ka Hadlaya Sababta Uu Isku Casilay:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.