Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghaye ku xigeenkii arrimaha gudaha xisbiga WADDANI ayaa maanta mar uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxa uu shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayey xisbiga.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa