Magaaladda Minneapolis Ee Dalka Mareykanka oo Si Wayn Looga Xusay 18 May

0
895

Minneapolis (Hargeisa Press) – Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa waxaa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo jaaliyadda dalkaasi ay ku xusayeen xuska maalinta qaranimadda Somaliland ee 18 May.

Munaasibadan xuska maalinta qaranimadda Somaliland ee 18 May, ayaa waxaa ka soo qayb galay Jaaliyaddaha kala duwan ee ku dhaqan dalkaasi Mareykanka, Aqoonyahan, Madax, dhalinyaro Haween, Fanaaniin iyo dadweynaha kale ee u dhashay dalkaasi Mareykankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here