Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa laga cabsi qabaa in magaalada Hargeysa uu ka dilaaco xanuunka Shuban Biyoodka,waxaana kulan iskugu yimi wasiirka Biyaha Somaliland,masuuliyiinta Wakaaladda Hargeysa iyo Bahda Caafimaadka Hargeysa,waxaana ay ka wada hadleen sida looga hortagi karo xanuunka Shuban Biyoodka.